SIGNJET opens a new office in Cadaado Town

SIGNJET opens a new office in Cadaado Town

Munaasabad lagu daah furayay xarun cusub oo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia ay ka hergalisay shirkada daabacaada guud ee SIGNJET ayaa manta lagu qabtay magaalada cadaado Munaasabada waxaa ka qeyb-gallay dugoomiyaha degmada, ganacsato, iyo shaqsiyaad ka socday ururada bulshada sida dhalinyarrada oo siweyn u soo dhaweeyay furitaanka xarunta ay ka hergalisay shirkadda Signjet magaalada Cadaado.

Share this Post:

Related Posts

1 Comment

  1.  
    Kamal Mohamed OsmanJune 3, 2016 at 6:36 pm · Reply

    Hambalyo hambalyo hambalyo!! aad aayaan u soo dhaweynayaa singjet iney balaariso adegyada ay umada u qabaneyso. waxana leeyahay sii wada allane ha idinku garab galo….

Leave a Comment