logo
Bishaaro! Ka faa'iidayso Qiimo Dhimista Bisha Barakaysan oo dhan 40%.

Blog

Home / Ramadan Special  / Ramadan Special Offers

Qiimo Dhimis Ramadaan

 

“Nagula dabaaldeg curashada bisha barakaysan ee Ramadaan qiimo dhimis boqolkiiba afartan ah.”

 
SIGNJET waxay bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay samaynayso qiimo dhimis baahsan oo boqolkiiba afartan ah (40%). Adeegyada xayeysiinta iyo naqshadaynta ayaa sidoo kale qiimohooda hoos loo dhigay si ganacsiyada soo koraya ay uga faa’iidaystaan. Daabacaadda boorarka noocyadooda kala duwan sida billboardka wadooyinka la suro, boorarka xayeysiinta ah ee dukaamada lagu hordhejiyo iyo boorarka taagga ah ee bannerstandka ayaa dhamaantood sicirkooda hoos loo dhigay iyadoo halkii mitir ee lagu daabici jiray 12 dollar/mitir hada laga dhigay 7$/mitirkii.
1 Comment
  • Nancy Ruiz

    A business that makes nothing but money is a poor business.

    January 18, 2017 at 10:49 am Reply
Post a Comment